Baladweyne (Radio Beerlula)-isku duwaha wasaaradda gargaarka iyo maareynta masiibooyinka Hirshabelle ee gobolka Hiiraan Xaawo Axmad Maxamed ayaa radio Beerlula u sheegtay in duruufo kala duwan oo dhanka nolosha ay soo food saartay dadka barakacayasha ee ku nool kamaanka ku yaalla magaalada Baladweyne maadama lagu gudo jiro xili roobaadkii gu’ga iyo bishii barakeeysneyd ee Ramadaan.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdullaahi.