Dowladda Biden oo talaalka korona gaarsiinayso guud ahaan dalka Maraykanka

0
262

Baladweyne (Radio Beerlula)-Guud ahaan Maraykanaka oo ah dalka ugu badan ee dadkiisu uu dilay xanuunka safmarka ee Coronavirus ayaa waxaa si xawli ah uga socda qaadashada tallaalka, iyadoo ilaa iyo hadda la talaalay boqol milyan oo qof oo qaangaar ah oo ku nool Mareykanka.

 

Agaasimaha jawaab celinta Coronavirus ee Aqalka Cad Jeff Zients ayaa ku dhawaaqay in dowladda Biden ay ka go’an tahay in qof kasta uu gaaro talllaaku

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here