Wararka DHAGEYSO: Gaadiidka yaryar ee dhaweeyaha oo ku soo batay Baladweyne iyo shaqo abuur laga helay By Radio Beerlula - January 19, 2019 0 528 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Baladweyne(Radio Beerlula)- Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa ku soo badanaya gaadiidka yar yar ee dhaweeyaha iyadoo fursado shaqo ay ka heleen dhalinyaro badan. http://radiobeerlula.so/wp-content/uploads/2019/01/gawaarida-dhaweeyaha-oo-kusoo-badanaya-beledweyne.mp3