In kabadan 32 macalin oo fursado shaqo ka helay iskuulka Buundaweyn.

0
173

Baladweyne(Radio Beerlula)-iskuulka Bundwyne oo kamid ah iskuuladda ay gacanta ku haayso wasaaradda waxabarshada Dowalada Gobaleedka Hirshabeele Ayaa waxaa furstado shaqo macalinimo ah ka helay Inkabadan 32 macalin.

Warbixintan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.