Ceel biyood laga hirgeliyay deegaanka dhaymoole ee gobolka Saaxil oo la daah furay.

0
166

Baladweyne (Radio Beerlula)-Hay’adda Khayrigaa Ee Alraxma ayaa Ceel-biyood Ka hirgalisay Degaanka Dhaymoole oo katirsan Gobolka Saaxil ceelka ayaa waxa sadaqeystay Ardo Ibraahin Guleed oo kamid ah qurbajoogta Soomaliyeed.

Warbixintan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.