Maamulka Gobolka Shabeellaha dhexe oo codsaday in lasoo caawiyo dadka danta yar.

0
227

Gudoomiyaha dhanka amniga ee Maamulka Gobolka Shabeellaha dhexe Maxamuud Cilmi Raage ayaa sheegay in dadka dhibaatayaysan lala soo gaaro gar-gaar sido kale waxa uu sheegay in dadkan ay ubahanyihiin adeegyada Aasa-aasiga u ah bulshada sida Biyaha iyo Caafimaadka iyo waxbarashada.

warbixintan waxaa inoo haya Aadan Cabdi Axmed.