Baladweyne (Radio Beerlula)-Waxbarashadu waxay lagama maarmaan u tahay qof kasta si uu nolosha heer uga gaaro.Dalkeenna waxaa soo martay xilli waqti lumis loo arkayay in gabar wax la baro maadama aragtida la haystay ay ahayd iney ku dambeyn doonto jikada, xaas iyo caruurna ay homuud u noqondoonaan, sidaa darteed; muhiimadda ugu badan la siin jiray wiilasha oo loo arkayay iney iyaga un u qalmaan in wax la baro.
Warbixintan waxaa inoo haya Xaawo Luul Aadan Xuseen.