Baladweyne (Radio Beerlula)-Gudiga horumarinta xaafada Aw-aadan ayaa deeq lacageed oo dhan 70.00kun dolar ku wareejiyey Maamulka Dawlada hoose ee Dagmada Gacan libaax Somaliland deeqdan lacageed ayaa loogu tala galay dhismaha Wadada isku xidha Xaafada Aw-aadan iyo Wadada Labada Boqol.
warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusf Cabdulahi.