Madaxweynaha maamulka Puntland oo xariga ka jaray Wadada Isku xirta deegaanka Xaarxaar iyo Degmada Buurtinle.

0
148

Baladweyne (Radio Beerlula)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xariga ka jaray Wadada Isku xirta deegaanka Xaarxaar iyo Degmada Buurtinle.

Warbixintan waxaa inoo haya Xaawa Aadan Xuseen.