Wasaarada arimaha gudaha hirshabeelle oo Kulan loga hadlayay xal ka gaarista golaha deegaanka ku qabatay jowhar

0
167

Baladweyne (Radio Beerlula)-kulankan oo ay soo qaban qaabisay wasaarada arimaha gudaha hirshabeelle u jeedkiisuna ahaa wadatashi iyo xalinta kilaafaadka dhismaha golaha deegaanka iyo dhameystirkiisa ayaa lagu qabtay magaalada jowhar ee caasimada Hirshabeelle.

Warbixintan waxaa inoo haya Aadan Cabdi Axmed