In kabadan 160 neef oo lagu wareejiyay haween danyar oo ku nool Hargeysa

0
171

Baladweyne (Radio Beerlula)-Ururka Aadam academy ayaa 160 neef oo Ari ah oo lagu maalgalinayo uqeybiyey 20 Haween ah oo kamid ah Haweenka hilibka ku iibiya suuqyada Magaalada Hargeysa iyada oo mid kasta oo kamida ah haweenkan lasiiyay  8 neef oo Ari ah.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi