Wararka Dhalinyarada Jowhar oo ku Baaqay in laga qeyb qaato waxbarashada carruurta danyarta ah. By admin - January 10, 2023 0 300 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Baladweyne (Radio Beerlula)-Dhalinyarada ku nool Magaalada Jowhar ayaa ku baaqay in laga qeyb qaato waxbarashada carruurta danyarta ee aan awoodin inay waalidiin ka bixiyaan kharashadka iskuulka. Warbixintan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen http://radiobeerlula.so/wp-content/uploads/2023/01/Warbixinta-dhalinyarada-jowhar-by-xaawo-lul.mp3 Share this: Click to share on Facebook (Opens in new window) Facebook Click to share on X (Opens in new window) X