Baladweyne ( Radio Beerlula )- Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen 30 ardey oo baratay luuqada English-ka islamarkana ah dufcadii 3-aad ee Akadeemiyadda luuqadaha Cambridge , waxana ka qeyb galay maamulka iskuulka, bahda waxbarashada, macalimiin, waalidiin iyo marti sharafkale.
Warbixintan Waxa inoo haysa Xaawo Aadan Xuseen.