Baladweyne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha Guud ee Wasaarada Shaqada iyo Arimaha Bulshada mamulka konfur galbeed ayaa waxuu shaqo abuur u sameeyay dhalinyaro gaareyso labo kun oo dhalinyaro ah waxaana la bari doonaa Cilaan saarka Sameeynta Moobeelka korantada iyo xarqaanka.
Warbixintan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen