Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Caafimadka Soomaaliland qaybteeda xakameynta Xannuunka Qaaxada ayaa Magaaladda Hargeysa ku gabagabeysay kulankan oo ku saabsanaa dib u eegista waxqabadka 6-da bilood ee lasoo dhaafay.
Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aaden.