Xildhibaano katirsan KGS oo xarigga ka jaray dugsi laga hirgeliyey Baydhabo

0
143

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa laga daah furay madaraso lagu baran doono qur’aanka kariimka ah taasoo kharashka lagu dhisay ay bixisay Xildhibaan Luul Ibrahim Cumar oo kamida xildhibaanada barlamaanka federaalka ee laga soo doortay dowlad goboleedka koonfur galbeed.

Warbixintan waxaa inoo haya Aadan Cabdi Axmed.