Maamulka degmada Dhuusamareeb oo jaaliyadda Galmudug ugu baaqay inay kaqayb qaataan Hormarinta Caasimadda

0
83

Baladweyne (Radio Beerlula)-Godoomiyaha dagmada Dhuusamereeb Cabdiraxmaaan Maxamed Cali Geeda Qoroow oo shir jaraaid ku qabtay magaalada ayaa sheegay in in dib uhabeyn lagu sameyn doono dhismaha magaalada dhuusamareeb si loo helo magaalo qurux badan.

Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.