khubaradda dib u eegista ku sameyneysa Manhajka waxbarashada Somaliland oo tababar looga furay Hargeysa.

0
190

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka Wasaaradda wax-barashada iyo sayniska Somaliland Ahmed Maxamed Diiriye ayaa tababar ugu furay magaalada Hargeysa khuburo dib u eegis iyo wax-kabedel ku samaynaysa manhajka wax-barashada tooska ah ee dugsiyada hoose dhexe ee Somaliland.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi