Baladweyne (Radio Beerlula)-Munasabadan oo aheyd mid lagu daahfurayay koobka dagmooyinka gobolka Nugaal ayaa waxaa kasoo qeeybgalay wasiiro maamulka gobolka Nugaal saraakiil ciidan bahda isbortska iyo marti Sharaf kale.
Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aaden