Wasiirka waxbarashada Hirshabeelle oo la kulmay maamulka iyo bulshada degmada Warsheekh ee gobolka shabeellaha dhexe.

0
157

Baladweyne(Radio Beerlula)- Wasiirka waxbarashada dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Maxamuud Cabdulle ayaa magaalada Warsheekh ee gobolka shabeellaha dhexe kulan kula qaatay maamulka degmada, bahda waxbarashada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada, iyadoo kulan diirada lagu saaray sidii wax looga qaban lahaa baahiyaha dhanka waxbarashada ee ka jira warsheekh.

Warbixintan waxaa noo haya Maxamed Cabdi Saney.