Baladweyne(Radio Beerlula)-Gudoomiyaha Hey’adda Maareeynta Masiibooyinka XFS Maxamud Macallin Cabdulahi ayaa maanta ka dhagax dhigay magaalada Beydhabo Xarunta Gurmadka Deg degga ah ee Koonfur Galbeed.
Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi.