Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Jubbaland oo magaalada kismaayo ka daah-furay mashruuca loo dhan yahay ee iskaashiga bulshada.

0
125

Baladweyne(Radio Beerlula)-Magaalada kismaayo ayaa laga daah-furay mashruuca loo dhan yahay ee iskaashiga bulshada kaasi oo diirada lagu saarayo wax soosaarka dalka waxaana kasoo qeyb galay furitaanka mashruucan qaar kamid ah wasiirada jubaland iyo mas’uuliyiin kale.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi