dhalinyarada baratay cilmiga caafimaadka oo yareeyay baahiyaha caafimaad ee ka jiray Baladweyne .

0
149

Baladweyne(Radio Beerlula)-Dr Aadan Yuusuf Xuseen iyo Dr Maxamed Cumar Madaaleoo kamid ah dhaqaatiirta da,yarta ah ee wax ku bartay gudaha dalka ayaa magaalada Baladweyne ka hirgiliyay xarumo caafimaad oo ay ugu adeegaan bulshada.

Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan