Baladweyne(Radio Beerlula)-Wasaaradda Cadaladda Somaliland ayaa Magalada Boorama ee xaruunta Gobalka Awdal ka Daah-furtay Nidaamka Horumarinta iyo Casriyayta Nootaayooyinka.
Nidaamka cusub ee Nootaayooyinka ayaa waxa uu fududeeynayaa Xiriirka wada shaqayneed ee u dhaxeeya wasaarada Cadaalada Iyo Nootaayooyinka.
Warbixintan waxaa inoo haya Bilaal Daahir waaneey.