Baladweyne(Radio Beerlula)-Dadka xoola dhaqatada ah ee ku nool Gobolka Jubbada Hoose gaar ahaan Dadka Geeleyda ah ayaa mudooyinkii dambe ka Cabanaye xanuun fara ba’an ku hayay Geela walo hada ayna sidii hore aheyn xanuunkan ku dhacay Geela ayaa saameyn ku yeeshay Dadka ka ganacsada Hilibkiisa ee ku nool Magaalada Dhoobley.
Warbixintan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud