Qaar ka mid ah Culimada Soomaaliyeed oo codsaday in laga qeeybqaato Dhismaha masjidka Al-Huda ee Degmada Dayniile.

0
194

Baladweyne(Radio Beerlula)-Masjidka Al-Huda oo dhismihiisa ka socda degmada dayniile ee gobolka banaadir oo maraya heer gabo gabo ah ayaa waxaa soo wajahay dhaqaale yari.

 

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi.

Audio Player