Baladweyne(Radio Beerlula)-Wasiirka Warfaafinta Jubbaland Saleebaan Maxamed Maxamuud ayaa magaalada Kismaayo tababar socday saddex cisho ugu soo xiray 30 wariye oo ka holgalo Jubbaland Waxaana xiritaanka tababarka kasoo qeyb galay xoghaya guud ururka saxafiyiinta jubbaland gudoomiyaha ururka gabdhaha saxafiyiinta jubbaland iyo marti Sharaf kale.
Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi