Baladweyne(Radio Beerlula)-Dadka reer guuraga ah ee ku nool duleedka magaalada Dhoobleey ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa so foodsartay biyo la’aan baahsan kadib markii ay abaaro daran ka dhufteeen guud ahaan dalka gaar ahaana Deegaanada Jubbalanad.
Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Cabdi Saneey