In ka badan 80 arday oo fursado waxbarasho ka helay iskuulka Waamo ee Degmada Dhoobley.

0
208

Baladweyne (Radio Beerlula)- In kabadan 80 arday oo iskugu jira danyar iyo agoon ayaa fursado waxbarasho oo lacag la’aan ah ka helay madarsada Waamo ee Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose.

Warbixintan waxaa noo heysa Xaawo Luul Aadan Xuseen.