In ka badan 50 ardey oo baratay cilmiga computer oo munaasabad loogu qabtay Baladweyne.

0
236
Baladweyne(Radio Beerlula)- Magaalada Baladweyne xarunta  Gobalka Hiiraan ayaa lagu qabtay munaasabad shahaadooyin lagu gudoonsiinayay in kabadan 50  arday oo isugu jiro wiilal iyo gabdho kuwaas oo baratay cilmiga koombiitarka kana aflaxday  machadka Luuqadaha ee Modern.
Munaasabadaan ayaa waxaa ka qayb galay Mas,uuliyiin, Macalimiin, waalidiin, Salaadiin, Arday iyo marti sharaf kale.
Warbixintan waxaa noo haya Bilaal Daahir Waaney.