Wasaaradda ganacsiga Iyo warshadaha Puntland oo Garoowe ka daah furtay tababar ku saabsan isku duba rida shaqada.

0
178

Baladweyne(Radio Beerlula)- Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga, Warshadaha iyo maalgashiga mamulka Puntland ayaa Magaalada Garoowe ka daah furay tababar ku saabsan isku duba ridka shaqada iyo maamulkeeda , waxana tababarkan ka qeyb galaya howlwadeennada wasaaradda ganacsiga.

Warbixintan waxaa noo haya Xaawo Luul Aadan Xuseen.