Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug oo xarigga ka jaray Xarunta Jaamacadda Africa faraceeda Magaalada Gaalkacyo.

0
269

Baladweyne (Radio Beerlula)-Gudoomiya ku xigeenka dagmada Gaalkacyo Maxamed Cabdi Cilmi iyo guddoomiyaha waxbarashada gobolka Mudug Axmed Jaamac ayaa siwadajir ah xariga uga jaray xarunta jaamacada Africa Faraceeda Magaalada Gaalkacyo.

Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.