Maamulka deegaanka Qaam-Qaam ee Jubaland oo codsaday in loo dhiso xarun lagu daryeelo hooyada Iyo dhalaanka.

0
164

Baladweyne (Radio Beerlula)-Gudoomiyaha Maamulka deegaanka Qaam-Qaam ee Jubaland Cali Faarax Ismaaciil oo shir jaaird qabtay ayaa sheegay in deeganka ay kajiraan baahiyo dhanka nolosha ah gaar ahaane waxbarashada iyo caafimadka.

Warbixintan waxaa inoo haya  Cumar Yuusuf Aadan.