Doorashada guddomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Galmudug oo lagu qabtay Dhuusamareeb.

0
111

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada dhuusamareeb ee Caasimada Galmuduga ayaa lagu qabtay Doorashada guddomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Galmudug Doorshada oo ay ka soo qayb galeen qaar kamid ah Gancstada Deegaanada Galmuduga. iyo masuuliyiin kale.

Warbixintan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud