Madaxweynaha Jubbaland oo maanta xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaarada Caafimaadka iyo gurmadka deg dega ah.

0
96

Baladweyne (Radio Beerlula)-Madaxweynaha maamul Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa xarigga ka jaray Xarunta cusub ee Wasaarada Caafimaadka iyo gurmadka deg dega oo laga hirgalyey magaalaa kismaayo waxaana madasha xarig jarka kasoo qeyb galay ma’uuliyiin katirsan jubbland.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi