Baladweyne (Radio Beerlula)-Dawladda Hoose ee Hargeysa iyo dadka xaafada Axmed Macalin Haaruun oo is kaashanaya ayaa bilaabay dhismaha wado muhiim u ah isku socodka dadka iyo gaadiidka.
Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi
Audio Player