Baladweyne (Radio Beerlula)-Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa 3-dii bishii December ee sannadkii 2018-kii meelmariyay in sannad kasta 24-ka bisha Janaayo oo maanta ku beegan dunida looga dabal dego maalinta caalamiga ee waxbarashada si loo muujiyo doorka waxbarashada ee keenista nabad caalami ah iyo horumar waarta.
Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan