Dhalinyarada ku shaqeysata xirfada farsamada gacanta oo kusoo badanaya Kismaayo

0
307

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada kismaayo ayaa waxaa ku nool dad badan oo ku shaqeysto farsamada gacanta dadkaan ayaa sameyo burjukooyinka  qaadooyinka iyo baafafka dharka lagu dhaqo.

Warbixintan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.

Audio Player