Wararka Olole caro buuxin ah oo laga sameeyay garoonka diyaaradaha deeganka raaskaabooni ee Jubbaland By admin - January 25, 2023 0 379 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Baladweyne (Radio Beerlula)-Dadka deegaanka Raas-kaambooni ee gobolka jubbada hoose ayaa si iskaa wax u qabso ah carro buuxin ugu sameeyay garoonka diyaaradaha ee laga hirgalinayo deegaanka. Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi http://radiobeerlula.so/wp-content/uploads/2023/01/war-raas-kabooni-by-madaxeey.mp3 Share this: Click to share on Facebook (Opens in new window) Facebook Click to share on X (Opens in new window) X