Baladweyne (Radio Beerlula)-Caruur ka soo jeeda qoysas danyar ah oo barakac ku ah duleedka degmada guriceel ee gobolka galgaduud ayaa xiligan waxaa aysan heysan xarun iskuul oo ay wax ku bartaan balse xiligan waxa ay wax ku bartaan geed qurac ah.
Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf aadan