Wasiirka Warfaafinta Jubbaland oo daah-furay tababar loo qabtay qaar kamida wariyaasha Kismaayo.

0
128

Baladweyne (Radio Beerlula)Tababarkaan oo ku saabsanaa fahamka isbalka cimilada iyo arimaha bini aadanimada ayaa waxa kismaayo loogu qabtay 25 saxafi oo ka howlgala jubaland waxaana furitaanka tababarka ka qeyb galay wasiirka warfaafinta jubaland suleymaan Maxamed Maxamuud iyo masuuliyiin ka socotay ururka suxufiyiinta jubaland.

Warbixintan waxaa inoo haya Aadan Cabdi Axmed.