Abaarta ku dhufatay gobolka jubadda hoose oo sameyn ku yeelatay haweenka shaaha ku iibiya magaalada Dhoobley.

0
148

Baladweyne (Radio Beerlula)Haweenka Ka ganacsado Shaaha Ee degmada Dhoobley ayaa Cabasho Ka muujiyay caano Yarida ka jirta Degmada, Mudoyinkan dambe taas oo saamayn ku yeelatay haweenka ka ganacsada shaaha.

Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan