Baladweyne (Radio Beerlula)- Masuuliyiin ka tiran wasaarada horumarinta biyaha Somaliland ayaa kormeeray goobo laga sameeyay dhaamam loogu tala galay in lagu keydiyo biyaha roobka oo wasaarada horumarinta biyaha Somaliland ka hirgelisay degmooyinka xaaji saalax , oodweyne iyo deegaanka beerato oo ka tirsan gobolka daadmareer ee Somaliland.
Warbixintan waxaa noo haya Aadan Cabdi Axmed.