Baladweyne ( Radio Beerlula )- Wasiirka wasaaradda Maaliyada Somaliland ayaa gari booyad ah oo nooca Dab-demiska ah oo loogu talo galay deganka Meydh ku wareejiyey taliyaha ciidanka Dab-demiska Somaliland munasabada koban oo gariga lagu warejinaay ayaa Waxana ka soo qeyb galay masuliyiin ka socoto mamulka Somaliland.
Warbixintan waxa inoo hays Xaawo Aadan Xuseen