In kabadan 100 qoys oo kasoo barakacay deegaano hoos yimaada degmada ceel-barde oo deeq rashin ah loo qeeybiyay

0
163

Baladweyne ( Radio Beerlula )-  In kabadan 100 qoys oo kasoo barakacay deegaano hoos yimaada degmada ceel-barde ee gobolka bakool ayaa deeq raashiin ah oo isugu jirta bur bariis sungor iyo saliid waxa u qeybiyey maamulka ceel-barde iyo dadka deegaanka oo iskaashanaya .

Warbixintan waxa noo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi