iskuul lagu barto computerka iyo caafimaadka oo laga hirgeliyay magaalada Jowhar

0
306

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Jowhar ee caasimada maamulka Hirshabee ayaa laga hirgiliyay iskuul lagu barto computerka iyo caafimaadka gaar ahaane xaafada Horseed ee magaalada Jowhar.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

Audio Player