Dhallinyaro is xilqaamay oo Olole Nadaafadeed ka sameyay xeebta liido ee Magaalada Muqdisho

0
278

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dhallinyaradan oo ku nool magalada Muqdisho ayaa isku xilqaamay ineey olole nadaafadeed ka saameeyaan xeebta liido oo inta badan ay dalxiis iyo dabaal u aadaan bulshada taasi oo keentay ineey hoos u dhacdo nadaafada xeebta liido

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.