Saldhigga Boliiska Magaalada Marko oo la dhagax dhigay

0
247

Baladweyne (Radio Beerlula )-Guddoomiyaha degmada Marko ahna duqa magaalada Cismaan Muuse Maxamed ayaa dhagax dhigay Saldhigga Boliiska Magaalada marko waxaana koobjoog ka ahaa dhagax dhiga gudoomiye guxigeenka arimaha bulshada iyo taliye kuxigeenka saldhiga booliska magaalada marko ee gobolka Shabeellada hoose

Warbixintan Waxa noo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi