Tartan kubadda cagta oo u dhexeeyay ardayda dhigata fasalada dugsiga sare ee Al Aqsa oo lagu soo gabagabeyay Baladweyne

0
152

Baladweyne (Radio Beerlula)- Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa lagu soo gabagabeeyay Tartan kubadda cagta ah kaasi oo ay ka qeyb galeen ardayda dhigata fasalada dugsiga sare ee macadka Al Aqsa.

Ujeedka tartankan kubada cagta ayaa ahaa sidii ay isku dhaxgalilahayen ardayda.

Warbixintan waxaa noo heysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.