Baladweyne(Radio Beerlula)- Gudoomiyaha gudida Qandaraasyada Somaliland ayaa magaalada Hargeysa ku soo xiray tababar socoday mudo 3 cisho ah waxana loo qabtay masuuliyiinta hay’addaha Iibka ee wasaaradaha iyo hay’addaha maamulka Somaliland.
Warbixintan waxaa noo haya Xaawo Luul Aadan Xuseen.